FeaturedSomali News

DHAGEYSO: Wasiirka Maaliyadda Somalia oo Jawaab ka bixiyey Eedeyn Musuq oo loo jeediyey Wasaaradiisa

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa  jawaabay warbixintii ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Wasaaradda Maaliyadda lagu eedeeyay musuqmaasuq.

Wasiir Beyle oo wareysi siiyey Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in is-faham darro ka dhex jirto Wasaaradiisa iyo Guddiya Maaliyadda ee Baarlamaanka, wuxuuan sheegay inaysan habooneyn in shacabka lala wadaago arrimo aan weli dhammaan oo gacanta lagu hayo.

Wuxuu ku dooday Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya in xisaabxirka Maaliyadda Sanadkan aan la sameyn, wuxuuna meesha ka saaray qaar ka mida qoddobadda ay soo qoreen Guddiga Baarlamanka.

DHAGEYSO WAREYSIGA WASIIR BEYLE

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Close