Dhaqtar Faransiis ah oo shaaciyey Laba Kaniini oo 100% Daawo u ah Cudurka Coronavirus. (Akhriso)

Dhaqtar caan ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyey in daawada loo adeegsan jiray cudurka Malaariyadda uu si weyn ugu fiican yahay, laguna daweyn karo cudurka COVID-19 ee Coronavirus uu keeno. Dhaqtarkan oo lagu magacaabo Didier Raoult ( M.D/Ph.D) oo si weyn looga qadariyo dalkaasi ayaa sheegay in dadkii uu soo ritay cudurka COVID-19 … Continue reading Dhaqtar Faransiis ah oo shaaciyey Laba Kaniini oo 100% Daawo u ah Cudurka Coronavirus. (Akhriso)