Dil iyo Xabsi lagu xukumay Koox Alshabaabnimo lagu helay oo ka howlgasha Magaalada Gaalkacyo (Magacyada)

Maxkamadda ciidamada ee Gobolka Mudug, dowlad goboleedka Puntland ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad cusub oo lagu helay inay ka tirsan yihiin argagixisada Al-Shabaab. Shabakadaas oo ka kooban lix xubnood ayaa afar ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah, halka labada kalena lagu riday xukuno xabsi ah, iyadoo xeer … Continue reading Dil iyo Xabsi lagu xukumay Koox Alshabaabnimo lagu helay oo ka howlgasha Magaalada Gaalkacyo (Magacyada)