Diyaarad & Saraakiishii Imaaraadka ee lagu xayiray Garoonka Boosaaso oo la fasaxay & Wararkii ugu danbeeyay

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inay la fasaxay  diyaarad iyo saraakiil Imaaaraad ah oo ku xayirnaa garoonka magaalada Boosaaso. Madaxda Puntland ayaa la sheegay inay arrinta farageliyeen arrintan iyadoo la fasaxay diyaaradda oo goor dhoweyd ka duushay Garoonka magaalada Boosaaso. Wararka ayaa sheegaya in saraakiisha Imaaraadka loo ogolaaday xamuulkii ay wateen inay … Continue reading Diyaarad & Saraakiishii Imaaraadka ee lagu xayiray Garoonka Boosaaso oo la fasaxay & Wararkii ugu danbeeyay