Somali News

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo dul heehaabaya Hawada Baladxaawo

Wararka ka imanaya Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in hawada magaaladaas.

Diyaarahan ayaa Ku soo aadaya iyada oo xalay Ciidanka Kenya ay weerar Ku qaadeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Dadka Ku nool Magaalada Baladxaawo ayaa saaka sheegaya in saddex diyaaradood oo ah kuwa Milatariga Kenya ay dulmarayaan hawada Magaalada.

Ma jiro khasaare nafeed oo ka dhashay israsaaseyntii xalay dhexmartay labada Ciidan.

Kenya ayaa dhaq dhaqdhaqaaq Ciidan ka wadda Gobolka Gedo halkaas oo Dowladda Federaalka ah ay geysay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Back to top button