Browsing: Doorashada
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ceydiid C/llaahi Ilka-naxaf ayaa dacwad ku soo oogay Guddiga Gobollada Waqooyi ee Doorashada.
Madaxweynaha xilk sii haya ee Soomaaliya ayaa maanta ka tegay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka sii haya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.
Odayaasha iyo salaadiinta beelaha Waqooyi ayaa qoraal ay soo saareen ku dalbaday in xildhibanaadooda lagu doorto xarunta Xalane.
Ergeyga Qaramada Midoobay Micheal Keating ayaa siyaasiyiinta madaxda ee Madasha Qaran ku eedeeyay inay doorashada dib u dhigayaan.
Iyadoo doorasahada Aqalka hoose ay gabagabo tahay ayaa waxaa soo baxaya in siyaabo kala duwan loo dhaqan geliyay qoondada haweenka.
Doorashada magaalada Muqdisho ayaa gashay maalintii labaad iyadoo la doortay xildhibaanno cusub.
Waxaa magaalada Jowhar lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamaanka Federaalka waqtigiisu dhammaaday Jeylaani Nuur Iikar ayaa si dirqi ah ku difaacday kursigiisa.
Doorasho si weyn loogu loolamay ayaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xaruna maamulka Hirshabeele.
Kursi ka mida kuwii ugu muranka iyo dhaqaalaha badnaa ayaa maanta lagu dooranayaa magaalada Jowhar.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa faragelin ku sameeyay kursi ka mida kuraasta beesha Wacbuudhan Abgaal ee yaala magaalada Jowhar.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hor timid war uu shalay baahiyay Ra’iisal wasaare Cumar Cr/rashiid oo ku saabsanaa isbedel…
Wasiir hore iyo xildhibaan kursiga difaacaneysay ayaa looga adkaaday doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka oo maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.…
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga, dhowaanna noqday xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa madaxda ololaha dooroshada Cumar C/rashiid.
Ku-simaha madaxweynaha Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, isagoo maanta soo gaaray caasimadda.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xayiraad ku soo rogay xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.
Loolanka ka taagan Kursiga beesha Absuge/Waceysle oo cirka isku shareeray & Madaxtooyada oo ku jirta
Xiisad iyo loolan adag ayaa ka taagan kursiga Beesha Absuge/Waceysle ee Aqalka hoose kadib markii dacwad iyo ololeyaal is barbar…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa si toos ah uga hor yimid dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh…
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn loo jeediyay.
