Browsing: Doorashada
Caasho Xaaji Cilmi oo ka mida Musharaxiinta u tartamayay kursi ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa si lama filaan…
Doorashadii Aqalka hoose ee baarlamaanka, kana socotay xarunta magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta hakad la geliyay.
Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Federaalka ayaa ku guuleystay xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Federaalka doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Maamulka Hirshabeelle ayaa ka dalbaday musharax xildhibaan oo wasiir ka ah maamulka Koonfur Galbeed inuu degdeg uga baxo magaalada Jowhar.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay…
Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa dacwad ku soo oogay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Guddiga gaarka ee Somaliland u qaabilsan Doorashada ayaa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta Gobollada Waqooyi ee u tartamaya Aqalka Sare…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ku eedeeyay ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya
Wxaaa maant magaalada Cadaado ka dhacday doorashada labo kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan, xil heer wasiirna ka haaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay dib u dhac ku timid doorashadii kursiga beesha Galmaax ee Aqalka hoose.
Odayaasha iyo Waxgardka Beesha Cabdale ee Sacad ayaa shaaciyay in kursigii beeshaasi si shirqool ah loo boobay.
Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Jowhar lagu qabto doorashada kursigii ugu horeeyay ee Beesha Abgaal oo haween ay ku…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa maanta lagu doortay laba xildhibaan oo ka mid noqday Aqalka hoose ee Baarlamaanka…
La-yaabka doorashooyinka 2016 waxaa ka mid noqday dhacdooyinka loo diiwaan geliyay tartan laba musharax oo wada dhashay u galeen kursi…
Guddiga doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo ku faahfaahiyay arrimaha Doorashada.
Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame ayaa mar kale dib u hanatay kursiga xildhibaannimo ee beesheeda doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Oday ka mida odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ka mida odayaasha sharciga ah 135-ta oday dhaqameed ee ka soo jeeda Gobollada…
