Browsing: Doorashada
Xubin ka mida Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa sheegtay in wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya uu dil ugu hanjabay.
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban ayaa Warsaxaafadeed ku saabsan is rasaaseyntii xalay ka dhacday xarunta doorashooyinka ee Jowhar oo dhowr qof…
Iyadoo ay sii socdaan fadeexadaha hareeyay Doorashada 2016 ayaa la fashiliyay Qorshe uu damacsanaa mid ka mida Guddiga Doorashada Dadban…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay howlihii Doorasho ee ka socday magaalada Jowhar ilaa…
Rasaas ayaa caawa ka dhacday xarunta doorashada magaalada Jowhar oo ay ka socotay doorashada kursi ka mida aqalka hoose.
Ganacsadaha caanka ah ee Caddow Cali Gees oo shalay 40 cod ku hantay kursiga aqalka hoose ee Baarlamaanka
Haweeney musharax u ahayd Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo wacdarro ka dhigtay magaalada Cadaado
Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanahada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Magaalada Kismaayo ayaa…
Kursi ka mida kuwa ugu muranka badan ee yaala magaalada Jowhar ayaa goor dhoweyd lagu kala baxay doorashadii ug adkeyd ee…
Kursi ka mida kuwa ugu muranka badan ee yaala magaalada Jowhar ayaa lagu wadaa in goor dhow doorashadiisa ka bilaabato…
Wararka laga helayo ilo ku dhow Madaxda Madasha Qaran ayaa sheegaya in muran xoog leh ka jiro xubnaha aqalka sare…
Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa doortay xubnaha u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Somaliland ka soo galaya Baarlamaanka Soo socda…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo ka mid ahaa musharixiinta u taagan aqalka hoose ayaa shirqool la…
Madaxweynihii hore oo Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay Kursi xildhibaan oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa Magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay Doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose ee u metalaya Baarlamanka Soomaaliya.
Waxaa magaalada Cadaado maanta ka dhacday doorasho loo qabtay hal kursi oo muran ka taagnaa.
Magaalada Cadaado ayaa noqotay goobta ugu weyn lacagaha ugu badan lagu kala furto marka ay timaado doorashada 2016.
