Browsing: Doorashada
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay 7 xildhibaan Jubbaland ka soo galay Aqalka…
Waxa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay maanta wejigii koowaad ee Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed.
Mid ka mida labada kursi ee Aqalka hoose ee Baarlamaanka beesha Ogaadeen ee lagu dooranayo magaalada Baydhaba ayaa lagu soo…
Iyadoo doorashada Aqalka sare ay ka dhici doonto maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Waxaa magaalada Baydhaba ka bilowday doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaan qormooyin is dabajoog ah ku eegi doonaa arrimaha la yaab leh ee ka dhacaya Doorashooyinka 2016.
Waxaa mar kaliy maanta ka bilaabanaya magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba doorashada xildhibaanada Aqalka hoore ee Baarlamaanka.
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa maanta ka bilaabaneysa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Qoraal ka soo baxay waxgaradka iyo odayaasha Beesha Caloofi ee Gaaljecel ayaa lagu sheegay in xubin ay beeshu ku lahayd…
Dhageysiga khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta tegay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku fashilmay qorshe uu doonayay inuu xubnaha aqalka sare ee maamulkaasi uga mid noqonayo ku soo…
Madaxweynaha maamulak Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo jeediyay qaab cusub oo dowladda Soomaaliya lagu hogaaminayo.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa liiska musharixiinta Aqalka sare ee maamulkiisa ka saaray musharixii beesha Sheekhaal/Reer Aw-xasan.
Maanta 5-fa November 2016, waxaa magaalada Garowe ka bilowday doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Warark alaga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in isbedel cusub lagu sameeyay liiska musharixiinta Aqalka Sare…
Codsigii ugu adkaa ee lagala hortago madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee mar labaad sharxan ayaa waxaa si toos ah looga sheegay…
Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd lagu doortay magaalada Garowe.
