Browsing: Doorashada
Iyadoo muddooyinkii u danbeeyay uu aad u yaraaday dhaqdhaqaaqii mushirixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haddana la waayay musharax caan ah.
WAR SAXAAFADEED – 20 OKTOOBER 2016 October 21, 2016
Baarlamaanka maamullka Goboleedka Puntland ayaa shalay soo doortay senator-ada maamulkaasi ku yeelanayo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Loolan adag iyo cod bixin saddex wareeg qaadatay ayaa lagu guuleystay kursigii 10-aad ee Aqalka Sare ee Federaalka oo baarlamaanka…
Puntland ayaa noqotay maamul goboleedkii Afraad ee soo dhameystira doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Jen. Maxamed Siciid Xersi (Morgan) ayaa looga guuleystay xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka dadban ayaa la howlgeliyay iyadoo shalay wakiilada Beesha caalamka ay kulan la qaateen.
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanada Aqalka sare ee Puntland.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa loo doortay inuu noqdo xildhibaan ka mida aqalka…
Maamulka Jubbaland ayaa doortay senatora-da maamulkaasi u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 8 xubnood.
Iyadoo ay soo afjaray doorashada ku dhowaad kala bar xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la helay faahfaahin ku saabsan…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa laga waayay maanta kulankii Baarlamaanka Puntland.
AKHRISO: Magacyada xildhibaanada Jubbaland u dooratay Aqalka Sare [Qoondadii Haweenka oo la jebiyay]
Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa soo doortay 8 ka mida xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka imaanayay degaanada maamulkaasi.
Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa glaabta soo dhameystiray Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare u metelaya Koonfur Galbeed.
Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee maamula Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuleystay inuu ka mid noqdo senetorada Aqalka…
Mid ka mida musharixiinta ugu caansanaa ee xildhibaanada u sharxan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya maamulka Galmudug ayaa loo adkaaday…
Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta bilaabay inuu dhageysato khudbadaha musharixiinta Aqalka sare.
Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Baydhaba.
