Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer caawa ka jeediyey magaalada Garowe, isagoo si aan qarsoodi ahayn bannaanka usoo…
15 Musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha oo hore usoo noqday Madaxweynayaal, Ra’iisal wasaare, Guddoomiye Baarlamaan iyo Wasiiro ayaa warqad…
War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu guddoomiyey Kulan hordhac…
Maamulka Jubbaland ayaa si looga baxo xaaladda ka dhalatay weerarkii ay dowladda Federaalka ku qaaday Musharixinta Madaxeynaha iyo Bannaanbaxyadii ay…
Waxaa goor dhow shir uga furmay madaxtooyada Soomaaliya madaxda saddex maamul Goboleed, Madaxweynaha uu xilkiisii dhammaaday oo uu wehliyo Ra’iisal…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo xukuumadda Soomaaliya ugu yeertay: “DOWLAD KMG AH”.
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ee Mucaaradka ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku shaaciyey inay sii wadayaan bannaabaxyada…
Shirkii Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ee lagu waday inuu Muqdisho ka furmo ayaa xaalad cusub soo wajahday, kadib…
Soomaaliya 4 sano kadib oo uu madaxweyne ka ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo 11 maalmood oo uu Villa Somalia ku…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa Bayaan ay soo saareen ku cambaareeyay weerar ay sheegeen inay dowladda waqtigeeda dhammaaday ku qaaday Musharixiinta,…
Maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa cambareeyay falalka xalay iyo saaka ka dhacay Muqdisho, isagoo nasiib darro…
Dowladda Mareykanka ayaa dhinacyada magaalada Muqdisho boorisay inay joojiyaan dhammaan shaqaaqooyinka.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Musharax xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inay ka badbaadeen isku day dil…
Musharixiinta Mucaaradka ayaa goor dhoweyd galabta socdaal dhoolatus ah ku tegay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho oo Berri la…
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa noqday diblomaasigii ugu horeeyay ee ka hadla xaalada siyaasadeed ee dalka iyo…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garow laba dhinac ah oo ku saabsan bannaanbaxa ay Berri oo Jimce ah qabanayaan…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo arrinta Gobollada Waqooyi ee Somailland, isagoo sheegay inaysan wax tal…
Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir degdega isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inuu maalina Jimcaha ee soo socota hoggaamin doona bannaanbax nabadeed…
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mida Musharixiinta madaxweynaha Mucaaradka ayaa si cad u diiday amarro ay soo saartay…
