Browsing: Doorashada
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ah kuwa ilaalada Madaxtooyada la geeyay xarunta Villa Hargeysa…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta C/raxmaan Yuusuf Yuusuf Cali (Ceynte) ayaa ka deyriyay xaaladda siyaasadeed ee dalka uu galay, kadib markii…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa shaaciyay inaysan Madaxweyne u aqoonsanayn Maxamed C/llaahi Farmaajo oo muddo xileedkiisu xalay 7 Febraayo 2021…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa galabta ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb, isagoo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo.
Sharci-yaqaan ka mida Qareenada dalka ayaa ka hadlay magaca loogu yeeri doono Maxamed C/llaahi Farmaajo marka uu caawa dhammaado muddo…
Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyntii ka timid Madaxweynaha xilligisu dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi Farmaajo kuna saabsaneyd inay ka danbeeyeen fashilkii…
Musharixiin ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu is casilo, xilkana ku wareejiyo Guddoomiyaha Golaha…
Mushariixin u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo la baxay Kudladda Musharaxiinta madaxweynaha ayaaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu…
Iyadoo saacado kadib ay caawa ku eg tahay mudaddii xil heynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo baxaya…
24 saac gudahood waxaa dhammaanaya muddo xilkeedkii 4-ta sano ahaa ee madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, laakiin wuxuu…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyey shirkii Dhuusamareeb…
Wakiilada Beesha Caalamka iyo ururrada Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa uga digay Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday inuu ku dhaqaaqo Muddo…
Shirkii Dhuusamareeb 4 ee xal lagu raadinayey khilaafka ka taagan Doorashada 2021 ayaa xalay saqdii dhexe kadib lagu kala tegay,…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu caawa shir kale ka socdo Madaxtooyada Galmudug, kadib markii beesha Caalamka…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mida aqoonyahanadda caanka ah ee Soomaalida ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee dalka iyo…
Aqalka Sare ayaa war kasoo saaray kulanka gaarka wadajirka ah ee la sheegay in loogu yeeray labada Aqal ee Baarlamaanka…
Shaki badan ayaa ka dhashay kulanka uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu yeeray Baarlamaanka Federaalka 5-ta Febraayo 2021, iyadoo ay…
Warar cusub ayaa kusoo kordhay xaaladda is mari waagga ah ee ka taagan shirka Dhuusamareeb 4 oo qarka u saaran…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Beesha caalamka ee loo yaqaan ‘Saaxiibada Beesha Caalamku’ ayaa soo dhoweyay kulanka dhex maraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo…
Wakilada Beesha Caalamka ayaa la sheegay inay faragelin ku sameeyeen Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku doonayey inuu dib ugu…
