FeaturedSomali News

Doorashii Madaxweynaha K/Galbeed oo mar labaad dib loo dhigay [Akhriso Jadwalka cusub]

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed, iyadoo uu mar kale dib u dhac ku yimid doorashada madaxweynaha maamulkaasi.

Qoraal uu soo saaray Guddiga ayaa lagu sheegay in maanta oo ah 22-ka bishan dib u eegis lagu sameynayo shuruudaha laga doonayo musharaxa iyo hab raaca doorashada, lana soo saarayo jadwalka.

Musharaxiinta Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ayaa ayaa khudbadahooda ka hor jeedin doona Baarlamaanka 2-3 da Disember 2019, iyadoo doorashada Madaxweynaha ay dhici doonto 5-ta Disember, waxaana toddobaad kale markii labaad dib loo dhigay doorashada.

HOOS KA AKHRISO

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

 

Tags
Back to top button
Close
Close