Doorasho Afduub ah oo Jowhar ka dhacday & Wasiir Nuux oo xildhibaan loo magacaabay

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa  sheegaya in doorasho aan hore loo arag ay halkaasi ka dhacday saaka. Doorashadan oo lagu doortay laba kursi oo si weyn muran uga taagnaa ayaa kala ahaa:  Kursiga beesha Jidle/Gugundhabe iyo Beesha Carab Soomaali. Waxaana doorashadan ay ahayd mid degdeg loo qabtay oo aan la raacin sidii sharciga ahayd. … Continue reading Doorasho Afduub ah oo Jowhar ka dhacday & Wasiir Nuux oo xildhibaan loo magacaabay