Somali News

Dowlad Goboleedyada oo aan ka jawaabin Codsigii Rooble.

Dowlad Goboleedyada xubnaha Ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baajiyay codsi maanta Ku ekaa oo uu u diray Ra’isalwasaaraha Soomaaliya.

Ra’islawasaare Rooble ayaa 10kii Bishan u diray dowlad Goboleedyada in ay soo magacaabaan xubnaha Ku matalaya Guddiyada doorashooyinka.

Magacaabista Guddiyadaas ayaa dib u dhacday  10kii bishan,waxaana la donayay in la soo nagacaabo.

Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubaland iyo Hirshabeelle.

 

Back to top button