Somali News

Dowlada Federaalka oo Heshiis rasmi ah la gaartay Madaxweynaha Hirshabeelle (War-saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle  iyo madaxda maamulkaasi, sida lagu shaaciyey munaasabda ka dhacday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ay wehliyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Cismaan Barre Maxamed iyo Madaxweyne ku xigeenka Cali C/llaahi Guudlawe ayaa magaaada Muqdisho ka sheegay inuu heshiis dhex maray dowladda Soomaaliya, iyadoo laga heshiiyay tabashooyinkii ay Hirshabeelle ka qabtay dowaldda Federaalka.

[penci_related_posts taxonomies=”undefined” title=”Warar la xiriira” background=”” border=”” thumbright=”yes” number=”2″ style=”grid” align=”none” displayby=”recent_posts” orderby=”random”]

War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayuu ku sheegay in kadib wadahadal dhex maray madaxda dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo madaxda dowladda Federaalka ay heshiis gaareen, isal markaana maamulka Hirsahbelle uu wadashaqeyb buuxda la yeelan doono dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Tags
Back to top button
Close
Close