Dowladda Qatar miyaa ka danbeysay Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso.!? [Sir ay kashiftay New York Times]
Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka mida qaraxyadii ka dhacay magaalada Dekadda ah ee Boosaaso, Gobolka Bari ee Puntland. Warbixinta Wargeyska ayaa salka ku heysa telefoon la dhageystay oo sirdoonka dal aan la shaacin oo ka horjeeda dalka Qatar u gudbiyey … Continue reading Dowladda Qatar miyaa ka danbeysay Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso.!? [Sir ay kashiftay New York Times]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed