Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo Heshiis ku kala saxiixday Magaalada Islamabad [Sawirro]
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan Teknolojiyada, gaar ahaan sameynta Kaararka aqoonsiga ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Heshiiskan ayaa maanta lagu kala saxiixday Magaalada Islamabad ee dalka Pakistan waxaana dhinaca dowladda Soomaaliya u saxiixay safiirka Somalia ee Pakistan Khadiija Maxamed Makhzuumi, halka dhinaca Pakistan uu u saxiixay wasiirka arimaha gudaha dalkaasi Axsaan Iqbaal, iyadoo … Continue reading Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo Heshiis ku kala saxiixday Magaalada Islamabad [Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed