Dowladda Somalia oo Shirkado cusub u qaadaneysa adeegga Xajka & Cumrada [Xildhibaan ay u xiran tahay-AKHRISO]

Dowladda Soomaaliya ayaa qaadaneysa shirkado cusub oo ka shaqeeya arrimaha xajka iyo cumrada oo sanado badan u xirnaa shirkadda Jubba Airways oo uu leeyahay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka. Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegtay inay tallaabadan u qaaday kadib markii ay daraasad ku sameysay adeegga xajka iyo cumrada sanadkii … Continue reading Dowladda Somalia oo Shirkado cusub u qaadaneysa adeegga Xajka & Cumrada [Xildhibaan ay u xiran tahay-AKHRISO]