Dowladda Soomaaliya oo degdeg ugu yeertay & Safiiro & Qorshe lala damacsan yahay [Akhriso Magacyada]

Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay in ku dhow 10 safiir oo Soomaaliya u fadhiya dalalka dibadda inay degdeg ugu soo laabtaan dalka. Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa safiiradan ku amartay inay degdeg ku soo laabtaan dalka, iyagoo muddo 30 maalmood ah loo qabtay inay ku soo galaan dalka. Qoshahan oo la sheegay inay isla ogyihiin … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo degdeg ugu yeertay & Safiiro & Qorshe lala damacsan yahay [Akhriso Magacyada]