XOG: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan adag oo lama filaan ah ka qaadatay Arrinta Qalbi-dhagax [Akhriso]
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay go’aan adag oo lama filaan ah ka qaadatay kiiska C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax). Xogta Wadani heshay ayaa sheegeysa in shirka Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilligan ka socda xarunta Madaxtooyada laga soo saarayo go’aan ku saabsan in Sarkaalka ONLF ka tirsanaa … Continue reading XOG: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan adag oo lama filaan ah ka qaadatay Arrinta Qalbi-dhagax [Akhriso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed