Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Dad cusub oo Muqdisho laga helay Cudurka Coronavirus.
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah in laga helay dalka, kadib natiijo kasoo baxday baaritaan lagu sameeyay. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in laba qof oo kale laga helay cudurka Covid-19, kadib markii ay soo baxday baaritaankii laga qaaday inay sidaan coronavirus, waxayna dadka laga helay kala yihiin qof … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Dad cusub oo Muqdisho laga helay Cudurka Coronavirus.
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed