Dowladda Somalia ayaa xaqiijisay in haweeneydii Qareenka ahayd ee Soomaaliyeed, kana mid ahayd kooxda Soomaaliya ka difaacaysa Kiiska Badda ee yaalla Maxkamadda Adduunka aysan ka mid ahayd Qareenada xilligan u taagan Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Ali Faqi oo kiiskan u qaabilsan Dowladda aya shaacisay Qareen Muna Sharmaan ay iskeed uga tagtay kooxda … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay Muna Sharmaan ka tagtay Qareenada difaacaya Kiiska Badda [Akhri sababta]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed