Duqeymo Mareykanku ku dilay xubno ka tirsan Alshabab & Suldankii beesha Jareer ee Jubbooyinka oo ku dhintay

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa shaacisay in laba duqeyn oo laga fuliyey Koonnfurta Soomaaliya lagu dilay 11 xubnood oo ka tirsan Alshabaab. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta hore ay dhacday 9-kii bishan, ayna ahayd is-difaac looga hortegayey weerar ah ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ku soo qaadeen Alshabaab. … Continue reading Duqeymo Mareykanku ku dilay xubno ka tirsan Alshabab & Suldankii beesha Jareer ee Jubbooyinka oo ku dhintay