Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka qarxiyey cidda bixisay dhulka danta guud fogeeyay inuu bixiyey Barxadda Biyaaso Liibaro, agagaarka Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Wareysi uu bixiyey ayuu caddeeyay in si khalad ah loo soo xigtay qoraal isaga ka soo baxay oo talo soo jeedin ah, wuxuuna intaas ku daray in dhulkaasi … Continue reading Duqii hore Yuusuf Jimcaale oo Qarxiyay Cidda bixisay Barxadda Paisa Libero ee Magaalada Muqdisho [Daawo]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed