Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay Qaraxii Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Maleeshiyo gudaha u gashay
Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen laba qarax oo kala danbeeyay iyadoo lala beegsaday xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee degan xaruntii Ciidamada Booliska ee Oto Oto oo ku dhow Sayidka. Weerarka ayaa waxaa sheegatay Alshabaab, waxaana xarunta Wasaaradda Gudaha u galay saddex ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab, … Continue reading Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay Qaraxii Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Maleeshiyo gudaha u gashay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed