Faahfaahin: Alshabaab oo weerarro is-miidaamin ku qaaday Garoonka Baraawe & Gaari ku qarxay..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo is-miidaamin ah oo loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo saaka lagu qaaday garoonka cusub ee diyaaradaha magaalada Baraawe. Wararka ayaa sheegaya in laba gaari oo waaweyn oo ay wadeen rag is-miidaamiyeyaal ah ay Alshabaab ku weerarreen Garoonka Baraawe oo saldhigga AMISOM ku dhow yahay, halkaasoo … Continue reading Faahfaahin: Alshabaab oo weerarro is-miidaamin ku qaaday Garoonka Baraawe & Gaari ku qarxay..