Faahfaahin: Ciidamada Amniga oo magaalada Muqdisho ku dilay Dabley hubeysan oo Gaari wadatay
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa is-rasaaseyn magaalada Muqdisho ku dhex maray dabley hubeysan oo wadatay Gaari yar oo nooca raaxada ah iyo Ciidamada Amniga oo waday Gaari Cabdi Bile ah. Iska hor imaadka ayaa ka dhacay Xaafadda Sey Biyaano ee agagaarka suuqa Beerta Qaadka ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, waxaana mar kaliya laga … Continue reading Faahfaahin: Ciidamada Amniga oo magaalada Muqdisho ku dilay Dabley hubeysan oo Gaari wadatay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed