Faahfaahin: Dagaal duleedka Muqdisho ku dhex maray ciidamada Dowladda iyo maleeshiyo Macawisley ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta degaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ku dhex maray maleeshiyada degaankaasi ee Macawisleyda iyo ciidamada Booliska. Dagaalka ayaa yimid markii ay ciidamo Boolis ah, hakaasi tageen iyagoo la wareegay Qaad laga keenay dalka Kenya oo xeebta Jazeera laga soo dejiyey, taasoo keentay inuu iska hor imaad dhex maro … Continue reading Faahfaahin: Dagaal duleedka Muqdisho ku dhex maray ciidamada Dowladda iyo maleeshiyo Macawisley ah…
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed