Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay Qaraxii Muqdisho & wararkii ugu danbeeyay.. [Sawirro]

Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatatka Qaranka iyo Taallada Xaawo Taako oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kasoo yaallay meel u dhow barta ay ciidamada ilaalada Madaxtooyada Gaadiidka ku baaraan, una dhow … Continue reading Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay Qaraxii Muqdisho & wararkii ugu danbeeyay.. [Sawirro]