Faahfaahin: Hoobiyeyaal lagu weeraray Madaxtooyada [Madfac ku dhacay meel u dhow Xafiiska Madaxweynaha]

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu soo weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Wararka aanu ka helnay ilo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegay in mid ka mida Hoobiyeyaasha uu ku dhacay gudaha Madaxtooyada meel u dhaxeysa Guriga Madaxweyne Farmaajo ka degan yahay Madaxtooyada iyo xafiiskaasi, iyadoo aanu wax qasaare ah geysan. Madaafiicda Hoobiyeyaasha … Continue reading Faahfaahin: Hoobiyeyaal lagu weeraray Madaxtooyada [Madfac ku dhacay meel u dhow Xafiiska Madaxweynaha]