FAAHFAAHIN: Is-miidaamiye Dad badan ku laayay Maqaayad ku dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa lagu qaaday maqaayad ku taalla wadadda u dhaxeysa Isgoyska KM4 iyo Garoonka Muqdisho. Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo is-miidamiyey aha ayaa galay Maqaayadda Gelato Divino oo lagu iibiyaa Jalaatadda Ice Cream, wuxuuna isku qarxiyey dadkii halkaasi ku sugnaa o shacab u badnaa. … Continue reading FAAHFAAHIN: Is-miidaamiye Dad badan ku laayay Maqaayad ku dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed