FAAHFAAHIN: Is-miidaamiye isku qarxiyey Mas’uul sare oo ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Xaaladiisa
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo lala beegsaday mas’uul sare. Qaraxa ayaa la sheegay inuu geystay qof is-miidaamiye ah oo isku soo xiray jaakadda waxyaabaha qarxa ku rakiban yihiin, isagoo isku qarxiyey Masjidka lagu magacaabo Qadiim hortiisa, waxaana wararku sheegayaan inuu qaraxa ula dan lahaa Gudoomiyaha Rugta … Continue reading FAAHFAAHIN: Is-miidaamiye isku qarxiyey Mas’uul sare oo ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Xaaladiisa
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed