Faahfaahin: Jeneral Yuusuf Cagey oo lagu dilay Muqdisho & Sarkaalkii Dilkiisa ka danbeeyay oo la qabtay

Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Jeneraal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya oo lagu dilay xerada Damnaayo ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho. Dilka Jeneral Yuusuf Cali Qasaay oo ku magac dheeraa (Yuusuf Cagey) ayaa dilkiisa waxaa wararka qaar sheegayaan inuu geystay sarkaal kale oo ka tiran ciidamadda xoogga, kaasoo gurigiisa ugu tegay, halkaasoo dilku ka … Continue reading Faahfaahin: Jeneral Yuusuf Cagey oo lagu dilay Muqdisho & Sarkaalkii Dilkiisa ka danbeeyay oo la qabtay