Faahfaahin ku saabsan Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda Xoogga Dalka oo lagu dilay Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Muqdisho loogu geystay Jeneraal ka tirsanaa ciidamada Xoogga dalka. Dilka ayaa ka dhacay Caawa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, iyadoo koox bistoolado ku hubeysan ay weerarreen Jeneraal Cabdulle Maxamed Sheekh (Qururux) oo hore u soo noqay ku xigaanka Madaxda Saadka ee ciidamada xoogga dalka. Dilka Jeneraal … Continue reading Faahfaahin ku saabsan Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda Xoogga Dalka oo lagu dilay Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed