Mas’uuliyiin iyo xildhibaanno ayaa lagu dilay Galabta weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen kolonyo kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuna sii jeeday magaalada Muqdisho. Weerarka oo ahaa mid dhiig badan ku daatay ayaa waxaa ku dagaalamay ilaaladii kolonyada iyo maleeshiyadii Alshabaab, waxaana lagu dilay weerarka Xildhibaan Eng. Ismaciil Muumin iyo Xildhibaan Sheekh Daahir Macalin Cabadulle kale oo … Continue reading Faahfaahin: Laba Xildhibaan, Mas’uul & Askar lagu dilay Weerar Alshabaab ku qaadeen Kolonyo ku socotay Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed