FAAHFAAHIN: Qarax Gaari oo laga hortegay iyo Is-miidaamiye baxsaday oo la raadinayo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Shineemo Somalia, Wadadda Maka Almukarama. Gaariga ayaa la sheegay in laga shakiyay, kadibna lagu wargeliyay ciidamada, waxaana wararku sheegayaan in ciidamada ay xireen goobta, iyadoo uu baxasaday qofkii gaariga waday oo loo maleynayo inuu is-miidaamiye ahaa. Saddex askari oo ka … Continue reading FAAHFAAHIN: Qarax Gaari oo laga hortegay iyo Is-miidaamiye baxsaday oo la raadinayo