Faahfaahin: Qarax ka dhacay Maqaayad u dhow Saldhiga Booliska Waaberi

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay maqaayad ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo laga maqlay qeybo badan oo ka tirsan caasimadda ayaa ka dhacay afaafka hore ee Maqaayadda Barwaaqo, waxaana qasaare kala duwan kasoo gaaray dad u badnaa kuwii ku sugnaa waddada iyo macaamiisha maqaayaddaasi oo tallaabooyin … Continue reading Faahfaahin: Qarax ka dhacay Maqaayad u dhow Saldhiga Booliska Waaberi