FAAHFAAHIN: Qarax lagu weerarray Xarun Wasaaradeed & Rasaas ka dhacday Muqdisho…
Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan xukuumadda Soomaaliya. Qaraxa ayaa lagu dhuftay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya iyo Qeybta Booliiska Gobalka Banaadi. oo ku dhow Hotel Jubba. Waxaana jugta qaraxa laga maqlay meelo badan oo ka mida caasimadda. Wararka … Continue reading FAAHFAAHIN: Qarax lagu weerarray Xarun Wasaaradeed & Rasaas ka dhacday Muqdisho…
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed