Faahfaahin: Qaraxa ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay qasaaraha…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu ka dhacay barta Koontaroolka ee laga ilaaliyo Garoonka magaalada Muqdisho ee agagaarka isgoyska KM4. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu geystay Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo ku qarxay goobta lagu baaro gaadiidka … Continue reading Faahfaahin: Qaraxa ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay qasaaraha…