Faahfaahin: Sarkaal ka tirsan Booliska & Askari lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqidsho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Qaraxa oo ahaa Miino lagu xiray Gaari yar oo nooca raaxada ah oo uu watay sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska, kaasoo ku qarxay agagaarka Hotel-ka Muna ee u dhow guriga Hooyooyinka, … Continue reading Faahfaahin: Sarkaal ka tirsan Booliska & Askari lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed