FAAHFAAHIN: Sidee loo dilay Xildhibaan Cismaan C. Boqorre? [Daawo khudbadii Qiirada lahayd ee ku saadaaliyey dilkiisa…]

Allaha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo galabta lagu dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa dilkiisa waxaa geystay koox hubeysan oo gaari yar wadatay. Xildhibaanka oo ahaa ninka ugu da’da weyn Baarlamaanka Federaalka ayaa muddo dheer soo ahaa xildhibaan, wuxuuna soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo hore magaalada Muqdisho loogu dilay … Continue reading FAAHFAAHIN: Sidee loo dilay Xildhibaan Cismaan C. Boqorre? [Daawo khudbadii Qiirada lahayd ee ku saadaaliyey dilkiisa…]