Faahfaahin: Weerar Qarax Is-miidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Wardhiigley ee Muqdisho.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo qof is-miidaamiye ah waday ayaa lala beegsaday Xarunta Degmada Warta Nabadda, iyadoo qaraxaasi uu dhaliyey qasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka aaya sheegaya in xilliga uu … Continue reading Faahfaahin: Weerar Qarax Is-miidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Wardhiigley ee Muqdisho.