FAAHFAAHIN: Xildhibaanno ka kala tirsan Maamullada K/Galbeed iyo Hirshabeelle oo ku dhintay Qarax

Fahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso Qarax haleelay Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo K/Galbeed oo ka dhacay maanta agagaarka Garoonka Ballidoogle ee Gobolka Sh/hoose. Qaraxan ayaa la sheegau inuu anaa miino wadadda la dhigay oo ku qaraxday Gaari ay saarnaayeen labada mas’uul oo lagu kala magacaabo xildhibaan Axmed Cabdi … Continue reading FAAHFAAHIN: Xildhibaanno ka kala tirsan Maamullada K/Galbeed iyo Hirshabeelle oo ku dhintay Qarax