FAAQIDAAD: Saddexda Qodob ee Madaxweyne Farmaajo ku bedeshay Doorasho Qof iyo Cod ah (Akhriso)

Heshiiska Doorashada 2020/2021 ee magaalada Dhuusamareeb ku saxiixeen Madaxweynaha Soomaaliya, saddex maamul goboleed iyo Gobolka Banaadir, wuxuu meesha ka saaray arrintii ugu weyneyd ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dheganaa oo ahayd “DOORASHO QOF IYO COD”, laakiin waxa la is weydiinayaa waxa uu ku bedeshay..? Marka dib loo akhriyo tallaabooyinkii Madaxweyne Farmaajo u qaaday dhinaca … Continue reading FAAQIDAAD: Saddexda Qodob ee Madaxweyne Farmaajo ku bedeshay Doorasho Qof iyo Cod ah (Akhriso)