Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa soo saa saaray amar ku saabsan in wasaaradaha, shaqsiyaadka iyo hay’adda dowladda Federaalka ay ka guuraan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Qoraalka Fahad Yaasiin ayaa lagu sheegay in madaxtooyada dib u habeyn iyo dib u dhis lagu sameynayo, sidaas darteedna ay ku banneeyaan dhismaha Madaxtooyada muddo 14 maalmood ah oo … Continue reading Fahad Yaasiin oo Amar ku bixiyay in Dhammaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda ka guuraan Madaxtooyada [Wareegto]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed