Fahfaahin: Dad isugu jira Askar iyo shacab oo lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Bistoolado ku hubeysan ay dhowr qof ku dileen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa saaka ka dhacay xaafadda Xaawo-taako ee degmada Wadajir oo ku dhow xarunta Degmada iyo Saldhiga Wadajir, waxaana dableyda ay dadkan ku weerareen xilli ay ku sugnaayeen goob maqaayad ah, sida ay … Continue reading Fahfaahin: Dad isugu jira Askar iyo shacab oo lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho