Browsing: Featured
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ay amartay in xabsiga laga sii…
Dowladda Qatar ayaa jawaab ka bixisay warbixin dheer oo Wargeyska caanka ah ee New York Times ka qoray doorkeeda Soomaaliya,…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka dalabday inuu baaritaan ku sameeyo dowladda Qatar oo lagu eedeeyay…
Waxaa heshiis iyo is-afgarad ah dhowaan gaaray Guddoomiye yaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib khilaaf muddo dheer ka…
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Gen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa cambaareyay weerarkii…
Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad…
Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha maamulka Jubbaland ee uu magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa shaaciyey liiska Magacyada OdayaashaDhaqanka maamulkaasi aqoonsan yahay…
Dowladda Qatar miyaa ka danbeysay Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso.!? [Sir ay kashiftay New York Times]
Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay degaannada Galmudug ee…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa ka dalbaday xukuumadda Puntland ee Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni inay xoriyadooda usoo celiso xubnaha…
Tirada dadkii ku dhintay qarixii is-miidaaminta aha ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay, iyagoo gaaray 17…
Taliska Ciidamada Booliska Somalia ayaa sheegay inay ka hortageen Qarax Gaari isku dayey inuu xoog ku maro barta koontaroolka KM4…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Wakliilada iyo safiirrada beesha caalamka u jooga Soomaaliya oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu ka…
Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabo kale oo ku saabsan inuu dib u celiyo lacag ay dowladda Federaalka u dirtay Guddiga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay Wafdigii Midowga Afrika ee uu hoggaminayey Madaxweynihii hore ee…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamda maamulka Puntland ay xabsi u taxaabeen Guddoomiyihii Guddiga Dib u-dhiska wadadda…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulkaasi ku casuumay kulan Guddiga qabanqaabinayo oo ka dhacaya magaalada…
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa madaxda dowladda Federaalka looga dalbaday inay si degdeg u joojiyaanyaan…
Madaxa Daacish-ta Somalia Sheekh C/qaadir Muumin oo fadhigiisu yahay Buuraha Gobolka Bari ee Puntalnd ayaa mar kale kasoo muuqday muuqaal…
