Browsing: Featured
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.
Siyaasiga Maxamuud Dirir oo ka mida siyaasiyiinta Soomaalida Itoobiya oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa dhexdhexaadiyihii…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo toddobaadkii saddexaad ku sugan Galmudug ayaa odayaasha iyo waxgaradka magaalada Dhuusamareeb u sheegay inaan la…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor yimid Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug ee ay magacawday xukuumadda Soomaaliya, isagoo weerar…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo sii wada weerarrada cunsuriga ah ee ku hayo haweeneyda asalkeedu Soomaaliya kasoo jeeda ee ka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kadib magaalada Dhuusamareeb uga dhawaaqday dhismaha Guddiga Qabanqaabada Dib u heshiisiinta Galmudug.
Wasiiru dowlihii madaxtooyada iyo arrimaha Federaalka Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa shaciyey inuu iska casilay xilkii uu hore u hayay,…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa hakaasi lagu dilay nabadoon ka mida salaadiinta Gobolkaasi.
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland oo gaaraya 8 musharax ayaa kulan ay KU yeesheen magaalada Muqdisho kasoo saaray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddi ka kooban lix xubnood oo qaabilsan la xaajoodka maamulka Somaliland.
Maamulka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka mamnuucay in lagu qabto shirar aan ogolaansho looga heysan maamulkaasi, sida lagu sheegay wareegto…
Xarakada Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo Is-miidaamiyihii watay gaariga ee ku qarxiyey albaabka Hotelka Cas-casey ee…
War ay baahisay xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegay in dabley ka tirsan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Gaari saaka ku qarxay magaalada Muqdisho oo loo adeegsaday waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, markii la sheegay inuu soo jeediyey Taliyaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Safiir cusub u magacaabay dalka Mareykanka, kaddib muddo sanad iyo bar ah ah oo…
Waxaa maanta Amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug lagu wareejiyey Ciidamada Nabadsugidda iyo Booliiska dowladda federaalka Soomaaliya, iyadoo ay halkaasi…
Kulan lagu raageeray dib u dhiska Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo dadaalka uu wado Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Black Sea ee degmada Hodon ee magaalada…
Alshabaab oo shaacisay Magaca & Beesha uu kasoo jeedo hogaamiyihii kooxdii weerartay Hotel Cas-casey
Xarakada Alshabaab ayaa goor dhoweyd shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo hoggaaamiyaha weerarkii lagu qaaday Hotelka Cas-casey ee magaalada…
