Browsing: Featured
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa xariga Ciidamada Kenya kula kaceen Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo aqoonyahan ka faalooda Arrimaha…
Ciidamada Dalka Qatar ayaa helay qeybtii ugu horeysay diyaaradaha dagaalka ee Rafale oo Faransiisku sameeyo, kuwaasoo lagu soo bandhigay xaflad…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay xalay gurigiisa ka qabteen Dr Ibraahim…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka mamnuucday in Garoonka diyaaradaha Muqdisho loo adeegsado goob lagu ururiyo Qashinka ama lagu shubo, taasoo sabab…
Waarka laga helayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia ayaa sheegaya in Ciidamada Liyuu Booliska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay afduub iyo…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa sheegay inay xubno ka tirsan kooxda Daacish ku dileen duqeyn 4-tii bishan ka dhacday…
Ummadda Islaamka ayaa Shalay u dabaal dagaysa maalinka qiimaha leh ee Ciidda Soon fur. Dadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal Ciidamada ka fuliyeen Suuqa Bakaaraha, degmada Howl-wadag oo lagu qabtay Koox Burcad…
Sheekha ugu caansan culimada ay leeyihiin Alshabab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa lagu arkay munaasabadii Ciidul Fitriga ee ka dhacay…
Alshabaab ayaa jawaab ka bixisay Khariidadii dhowaan lagu arkay website-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ee Soomaaliya lagu daray Itoobiya, arrintaas…
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ahaa mid ay shirkadda Hormuud uga mahad celinayeen…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul u weerarray siyaasadda Villa Somalia ee doorashada 2020 iyo dhaqanka siyasadeed…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa isugu yeeray Madaxda dowlad -goboleedyada dalka inay shir degdeg ah isugu yimaadaan magaalada Dhuusamareeb…
Degaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayey maanta u bilaabatay maalintii koowaad ee Ciidul firtiga, iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay salaadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta munaasabadda Ciidul fitriga la qaatay qaar ka mida Ciidamada Milateriga ee ku jira…
Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Bukhari ayaa ka hor yimid war ay faafisay shirkadda Spectrum…
Diyaarad rakaab ah iyo dadkii rakaabka ahaa ee la socday ayaa Caawa lagu xayiray Garoonka magaalada Wajeer, iyagoo kusii jeeday…
Dowladda Federaalka Soomaalia oo soo dhoweysay qaraarka QM ee tirsigiisu yahay 2477 ee ka soo baxay kalankii goluhu yeeshay 31…
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta June ay ku beegan tahay maalinta…
Bayaan goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul…
